Ku soo dhawaada Caaqil Technology waxaad ka heli kartaan barnaamijo idin xiiso geliya oo ku saabsan Tegnolojiyada sida:
#Barashada Kumbiyuuter-ka
#Borigaraminta Kumbiyuuter-ka
#Samaynta Kumbiyuuter-ka
#Barasha Mobeelada
#Borigaraminta Mobeelada
#Samaynta Mobeelada iwm.
Caaqil Technology
🌟 FURSAD WAXBARASHO OO DHALINYARADA LOO DIYAARIYEY! 🎓✈️
Ma hamiyaysaa inaad waxbarasho tayo leh ka bilowdo qaaradda Yurub? Ma doonaysaa inaad ku guulaysato riyadaada aqooneed ee dalka Belarus 🇧🇾?
XOOSH TRAVEL AGENCY waxay kuu diyaarisay adeeg hufan oo aad ku helayso Visa-ha Waxbarashada si fudud oo kalsooni leh.
------------------------------
📌 Maxaan kuu qabanaynaa?
* ✅ Baahida Fiso: Diyaarinta dalabka fiisaha.
* ✅ Warqadda Casuumadda: Helitaanka (Invitation Letter).
* ✅ Talo-siin Bilaash ah: Hagid buuxda oo dhanka waxbarashada ah.
------------------------------
🎓 Maxay Belarus u tahay doorashada koowaad?
* 💰 Kharash jaban: Nolol iyo waxbarasho la awoodi karo.
* 📜 Shahaado Caalami ah: Aqoonsi adduunka oo dhan laga tixgeliyo.
------------------------------
📋 Shuruudaha laga rabo ardayga:
* ✅ Baasaboor shaqaynaya.
* ✅ Sawir (Photo) ah nooca rasmiga ah.
* ✅ Shahaado dugsi sare ama mid heer jaamacadeed.
* ✅ Da'daadu waa inay u dhexaysaa 18 ilaa 25 sano.
------------------------------
📞 Nala soo xiriir hadda!
Ha moogaan fursadan dahabiga ah, nala soo xiriir si aan kuugu fududayno mustaqbalkaaga aqooneed:
* 📱 WhatsApp/Tel: +252 63 3065896
* 📱 Caaqil-ka: +252 61 3000448
"Gushadu waa hadafkayga!" 🚀
------------------------------
Mahadsanid.
7 months ago | [YT] | 8
View 1 reply
Caaqil Technology
Ramadan Mubarak dhamaan Muslimiinta
Waxaan galnay Bil Barakeysan aan ku dadaalno Cibaadada Inshaa Allah Bishaan Kheerkeeda iyo Ajarkeeda Alle ha inasiiyo danbina Allah ha inaga badbaadiyo Inshaa Allah
AAN DADAALNO INSHAA ALLAH
RAMADAN MUBARAK ❤️❤️❤️
7 months ago | [YT] | 10
View 0 replies
Caaqil Technology
Naftaada Abaal u gal safarkaan aynu kuwada jirno Nin waliba meel ba u cad Hankaagu ha weymado,
Ilahay cimriga iyo Cafimaadka aan haysano Ha inoo barakeeyo 2026 Baa cawa ino dhalan doonta Sanad barwaqadiisa wata eebe ha inooga dhigo ❤️
9 months ago | [YT] | 6
View 0 replies
Caaqil Technology
Deg deg
Aasaasaha wadajirka ah ee Binance, ayaa sheegtay in isticmaaleyaasha ku waayay lacag madalkeeda ay awoodaan inay codsadaan magdhaw.
11 months ago | [YT] | 4
View 0 replies
Caaqil Technology
Asc Sxbyaal waxaan soo wadaa oo Dabka soo Saaran Muuqaal in Badan ay Asxbta soo codsadeen oo ku saabsan "Sidee Justmarkets Withdraw loo sameeyaa" Inshaa Allah muuqaalkaas Beri waan soo fasixi Doonaa Active ahaada Inshaa Allah Mahadsanidiin..
F.G Qofkii Rabo inuu Hadda Account Furto waxaa laga rabaa 2 shay :-
1. PASSPORT AMA NIRA/ NATIONAL CARD
2. BANK STATEMENT
LINK JUSTMARKETS
one.justmarkets.link/a/a1nnq0yano
Code
a1nnq0yano
《》《》《》
1 year ago | [YT] | 2
View 0 replies
Caaqil Technology
Sxbyaal Waxaan Fashil baa naga raacay oo wax jiro ma ahan Ilaa maanta baan fiirinaaye 56 BLM wuxuu 00 Dollar 💵
1 year ago | [YT] | 5
View 0 replies
Caaqil Technology
ASC Idilkiina Waxaa rajaynaa Inaa caafimaad qabtiin Inshaa Allah marka Hore Alle ayaa mahad mudan oo isiisay Sxbxo Wanaagsan oo dhiiro galiya Marka labaad dhamaan sxbda igu xiran ayaa u mahad celinayaa sxbta oo ah madaxiina ayaa waxaa ku gaaray 5.15k SUBSCRIBERS Mahadsanidiin kun iyo Kow Jeer kuwa Cusubna waan Soo dhawaynaynaa Inshaa Allah guuleysta.
1 year ago | [YT] | 5
View 0 replies
Caaqil Technology
Asc dhamaan walaalaha igu waxaa idinku samalaamay salaanta islaam salaan kadib waxaa rabay inaa idinla wadaago in Course-kii Barashada Cilmiga forex ahaa Qeebtiisa Basic-ga oo sidaa inoogu idlaaday waxaynu bilaabi Doonaa Inshaa Allah qeebta Intermediate-ka Lasocda Inshaa Allah Mahadsanidiin.
1 year ago | [YT] | 3
View 2 replies
Caaqil Technology
Sxbda qaar way dhaheen waqtiga wuu dhamaaday waxaan hadda lagama gaaro Sida aad ujeediin 2 Isbuuc hadda Dib loogu daray 1 isbuuc kamid ah ayaa intaa kushaqeeyey Hadda Hal Isbuuc ayaa inoo hartat wili jaanis ayaa heysataa oo waa sameyn kartaa sidaan cml Mahadsanid
Qofkii ubaahan Linkiga waa kan sxb ee hadda bilow hadana gaar 1 isbuuc jaanis ah ayaa kuu hartay
t.me/empirebot/game?startapp=hero1784984184
1 year ago | [YT] | 4
View 0 replies
Caaqil Technology
Hampalyo For 4K subscribers
Maanta waxaa Gaaray 4K Oo saaxiibood waxaa idin leeyhy Alle Sw ayey mahad usugnaatay kasokow idinka ayaa mahadaa iska leh oo halkaan igula sxby oo maantana igaarsiiyey 4k Anigana waa iga arki doontiid Faa'iidada waxaan idin soo gelin doonaa Muuqaalo cilmi ku dheehab oo tayo sare leh Inshaa Allah waxaan kumahadsantihiin inaa Garabkayga ahaantaan Mahadsanid 💯..
2 years ago | [YT] | 5
View 0 replies
Load more