Kulan Podcast is a Somali-led platform that explores bold ideas, deep conversations, and real-life stories. We focus on business, technology, creativity, and social issues affecting Somali communities and the wider world.




Kulan Podcast

Bismillaahi,

Waxaan si sharaf leh idiinku ogeysiinaynaa in munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, aan idiinku talo galnay barnaamij taxane ah, oo maalinle ah kaas oo aan ugu magac darnay: "Saadka Qofka Sooman".

Barnaamijkan oo qayb ka ah taxanaha Kulan Podcast, waxaan ugu talo galnay walaalaha hanka leh ee doonaya inay isbeddel dhab ah la yimaadaan bishan barakaysan, gaar ahaan dadka mashquulka ah ee u baahan aqoon iyo dhiirrigelin kooban oo aan waqti badan ka qaadanayn.

Taxanaha "Saadka Qofka Sooman" wuxuu ka kooban yahay 30 qaybood (Xalaqo) oo loo qorsheeyay inay wehel kuu noqdaan bilow ilaa dhammaad, waxaana u kala qaadnay saddex marxaladood oo kala ah:

Tobanka hore: Waxaan diiradda ku saari doonnaa dhisidda iyo nadiifinta qalbigeeda, si uu u noqdo mid u diyaarsan qaabbilaadda naxariista Alle.

Tobanka dhexe: Waxaan u gudbi doonnaa xisaabinta nafta iyo barashada dariiqooyinka loo maro dambi-dhaaf dhab ah.

Tobanka u dambeeya: Waxaan ku soo xiri doonnaa dhiirrigelinta tartanka ugu dambeeya, raadinta habeenka Laylatul Qadr, iyo xoreynta naarta.

Qayb kasta oo ka mid ah taxanahan waxay xambaarsan tahay cinwaan iyo mawduuc muhiim u ah nolosha mu'minka, iyadoo barnaamijku uu hage kuu noqon doono laga bilaabo diyaar-garowga maalinta koowaad ilaa ducada sagootiska ee habeenka Ciidda.

Kala soco Barnaamijkaan Youtube keyna:
youtube.com/@KulanPodcasts/featured

Haddii aad heysatid Iphone ka dhageyso Podcast
podcasts.apple.com/.../kulan-podcast/id1804501245

Sido kale ka dhageyso spotify
open.spotify.com/show/61WfSOwaSlw750xFI1dRYj...

Wixii faallo ah ama talo ah, hoos inoogu reeb ama message ino so dir page keyna Kulan Podcast

Ha moogaanina in aad subscribe ta iyo lik-da aad saartaan!

8 months ago | [YT] | 0

Kulan Podcast

Goor dhow waxaa soo baxaya Qaybta Koowaad ee Kulan Podcast:
“Saameynta ay Soomaalidu ku yeesheen dalka Mareykanka.”

Haddii aad rabto inaad qeyb ka noqoto barnaamijka ama aad nala wadaagto fikradahaaga, nagala soo xiriir: kulanpodcast4@gmail.com

Ha moogaan!

Raac oo like saar baraha bulshada ee Kulan Podcast:

Facebook: Kulan Podcast

Instagram: www.instagram.com/kulanpodcasts

YouTube: youtube.com/@kulanpodcasts?si=sH1oh-B4-8d-3DeL

TikTok: www.tiktok.com/@kulanpodcast_?_r=1&_t=ZP-920fzPLwj…

10 months ago | [YT] | 0

Kulan Podcast

🌙✨ Eid Mubarak ✨🌙

May Allah's blessings be with you today, tomorrow, and always.

اللهم تقبل منا صالح الأعمال، واغفر لنا ذنوبنا، واجعلنا من أهل رحمتك

O Allah, accept from us our good deeds, forgive our sins, and make us among those who attain Your mercy

2 years ago | [YT] | 0

Kulan Podcast

The Manners in Islam

3 years ago | [YT] | 0