Psychology Content Creator
Salim Omer
Muqaal aad u qiimo badan
1 day ago | [YT] | 33
View 0 replies
Episode 3: podcast-ga Maskax & Maal Xalgadan waxay dib ugu dhacdey asbuuca jimcaha soo socda bi idni allahWaxaan u baahdey inaan mowduuca aad ka hadli lahaa research dheerad ah kasii sameeyo. Inshallah jimcaha so socda ayaa no balan ah
4 days ago | [YT] | 152
View 7 replies
**Hadiyad Cusub | Full Free Course**waxaan so fasaxay Koorsadii ahayd "Anxious Attachment Style" ama " Xiriirka walaaca ku saleysan" waxaan rajaynaya inaad ka faaideysan doontid, oo Allah kugu anfici doono fadlan Tilabooyinkan raac1: Copy dheh linkganwww.myhibo.com/@salimomer2: Paste ku dheh Chrome ama browser-ka aad isticmaashoHadii ay kugu adkaato isdiwan galinta fadlan daawo playlistga ku jira YouTube keyga wuu ku hagi doona https://youtu.be/voJnQJqJ27c?si=OfYER...
4 weeks ago | [YT] | 25
View 1 reply
4 weeks ago | [YT] | 15
Maxaad mar walba u samaysaa wax aad ogtahay inay kuu xun yihiin?Bal qiyaas qof og in jidka uu marayo uu god ku dhammaanayo… haddana mar kasta isla jidkaas ku noqnoqda.Wuu ogyahay Wuu isku dayaa inuu wadada badalo.Laakiin haddana wuu ku noqdaa.Waxaa laga yaabaa inaad sidaas oo kale tahay.Waxaad ogtahay shaqada ku taala hadan adoo dib u dhigtey ayaa aragta.Waxaad ogtahay xiriirka aad ku jirto inuu sun yahay hadan waad ku noqnoqta.Waxaad ogtahay caado aad rabto inaad joojiso… haddana waad ku celisaa.Suaashu waa: maxaa keena arinkaan?Mararka qaar dhibku ma aha inaad garan la’dahay waxa saxda ah.Dhibku waa inaadan weli fahmin naftada, inaadan garanayn qaabka ay naftaadu go’aamada kugu qaado.Sida geed oo kale: waxaad jaraysaa caleemaha, laakiin xididdadii weli way nool yihiin.🌱 Koorsada Barashada Nafta Wajigeeda 1aad: waa koorso 100% FREE ah oo kaa caawinaysa inaad fahanto xididdada qarsoon ee dabeecadahaaga.Waxaad fahmi doonta sabata aad u sameeneyso waxa aad sameeneyso, waxaad baran doonta nidaamka caqliga dahsoon, Qaybaha aad ka kooban tahay iyo sida aad nidaamkaas u badali lahaydWaxaan sidoo kale kuu diyaariyey Self-Diagnostic Assessment (Tijaabo Nafeed + Jawaab Automatic ah) oo 100% Bilaash ah, si aad u hesho sawir ku saabsan naftaada.Haddii aad rabto, waxaa jira Personalized Roadmap (Wado aan ku diyaariyey si khaas ah ) $9 ah, Xasuunow waa ikhtiyaar (Hadii aad qaatado iyo hadii kale koorsada waa 100% bilaash)Roadmap-ku wuxuu kaliya kaa caawinayaa inaad koorsada FREE-ga ah si fiican uga faa’iidaysato: waxaa dhexdiisa ka heleysa• 4 tallaabo oo aad raacdo si aad koorsada bilaashka ah sida ugu wacan uga faaideysato• Tilmaan casharada koorsada ad diirada saareyso anoo u fiiriniya natiijada kaga so baxdey Tijaabada Naftaada.• Laylisyo todobaadle ah oo ka caawinaya inaad casharad u badasho ficilo la taaban karo (Weekly challenges)• Calaamadaha kuu sheegaya inaad horumar samaynaysoKoorsadu waa FREE. Roadmap-ku waa hagitaan dheeraad ah (oo Ikhtiyaar ah).$9-ka u arag taageero aad igu caawinayso inaan sii wado samaynta koorsooyin FREE ah iyo dayactirka Website-ka koorsada.Balanteenu waa marka hore naftaada faham. Kadib isku day inaad beddesho.Link: www.salimomer.com/free
1 month ago | [YT] | 482
View 25 replies
Don't Give up You will Reach your goals inshallah
2 months ago | [YT] | 18
Allah ha u fudeediyo Safarka quruxda badan - Subscribe ta haka ilaawina from Salim Omer u sheega inshallah
2 months ago | [YT] | 20
View 2 replies
Ma ogsoontahay in Xiriir weyn ka dhaxeeyo dakhligaga (Dhaqaalaha) kuso galaya iyo qaab fikirkaaga? Muqaalkan waxan kugula wadaagaya sheeko igu dhacdey iyo qaabka ay afkarteydu iigu noqotey caqabad oo aan jeebkeyga ka dareemey, 😂😂
4 months ago | [YT] | 27
Ila wadaag waxa aad ka baratey Koorsada "Overcoming Insecurity" - Ka guuleyso amni daradawaxaad ila wadaagi karta mid ka mid ah arimahan -1: Cashar cusub aad baratey 2: fikrad aad qabi jirtye oo iska ka badashey3: cashar aad dabaqdey oo iskaga aragtey4: sifo aad qorsheesey ineed noloshada ka saartid kadib marka fahantey dhibaatada ay kugu hayso5: cashar aad ka baratey koorsada oo aad jeclaan lahayd in qof kasta fahmo. falcelintada dhiiri galin ayey i noqoneysa
4 months ago | [YT] | 449
View 47 replies
Koorso 100% Bilaash ah Ciwaanka: Ka guuleyso amni xumada (Overcome Personal Insecurity)Link: www.myhibo.com/@salimomer/offers/09806e36-28b7-4f7…Fadlan ku biir Telegram group si aysan fusadah ku dhaafin: t.me/Salimomer2026
4 months ago | [YT] | 330
Load more
Salim Omer
Muqaal aad u qiimo badan
1 day ago | [YT] | 33
View 0 replies
Salim Omer
Episode 3: podcast-ga Maskax & Maal
Xalgadan waxay dib ugu dhacdey asbuuca jimcaha soo socda bi idni allah
Waxaan u baahdey inaan mowduuca aad ka hadli lahaa research dheerad ah kasii sameeyo.
Inshallah jimcaha so socda ayaa no balan ah
4 days ago | [YT] | 152
View 7 replies
Salim Omer
**Hadiyad Cusub | Full Free Course**
waxaan so fasaxay Koorsadii ahayd "Anxious Attachment Style" ama " Xiriirka walaaca ku saleysan"
waxaan rajaynaya inaad ka faaideysan doontid, oo Allah kugu anfici doono
fadlan Tilabooyinkan raac
1: Copy dheh linkgan
www.myhibo.com/@salimomer
2: Paste ku dheh Chrome ama browser-ka aad isticmaasho
Hadii ay kugu adkaato isdiwan galinta fadlan daawo playlistga ku jira YouTube keyga wuu ku hagi doona
https://youtu.be/voJnQJqJ27c?si=OfYER...
4 weeks ago | [YT] | 25
View 1 reply
Salim Omer
**Hadiyad Cusub | Full Free Course**
waxaan so fasaxay Koorsadii ahayd "Anxious Attachment Style" ama " Xiriirka walaaca ku saleysan"
waxaan rajaynaya inaad ka faaideysan doontid, oo Allah kugu anfici doono
fadlan Tilabooyinkan raac
1: Copy dheh linkgan
www.myhibo.com/@salimomer
2: Paste ku dheh Chrome ama browser-ka aad isticmaasho
Hadii ay kugu adkaato isdiwan galinta fadlan daawo playlistga ku jira YouTube keyga wuu ku hagi doona
https://youtu.be/voJnQJqJ27c?si=OfYER...
4 weeks ago | [YT] | 15
View 0 replies
Salim Omer
Maxaad mar walba u samaysaa wax aad ogtahay inay kuu xun yihiin?
Bal qiyaas qof og in jidka uu marayo uu god ku dhammaanayo… haddana mar kasta isla jidkaas ku noqnoqda.
Wuu ogyahay
Wuu isku dayaa inuu wadada badalo.
Laakiin haddana wuu ku noqdaa.
Waxaa laga yaabaa inaad sidaas oo kale tahay.
Waxaad ogtahay shaqada ku taala hadan adoo dib u dhigtey ayaa aragta.
Waxaad ogtahay xiriirka aad ku jirto inuu sun yahay hadan waad ku noqnoqta.
Waxaad ogtahay caado aad rabto inaad joojiso… haddana waad ku celisaa.
Suaashu waa: maxaa keena arinkaan?
Mararka qaar dhibku ma aha inaad garan la’dahay waxa saxda ah.
Dhibku waa inaadan weli fahmin naftada, inaadan garanayn qaabka ay naftaadu go’aamada kugu qaado.
Sida geed oo kale: waxaad jaraysaa caleemaha, laakiin xididdadii weli way nool yihiin.
🌱 Koorsada Barashada Nafta Wajigeeda 1aad: waa koorso 100% FREE ah oo kaa caawinaysa inaad fahanto xididdada qarsoon ee dabeecadahaaga.
Waxaad fahmi doonta sabata aad u sameeneyso waxa aad sameeneyso, waxaad baran doonta nidaamka caqliga dahsoon, Qaybaha aad ka kooban tahay iyo sida aad nidaamkaas u badali lahayd
Waxaan sidoo kale kuu diyaariyey Self-Diagnostic Assessment (Tijaabo Nafeed + Jawaab Automatic ah) oo 100% Bilaash ah, si aad u hesho sawir ku saabsan naftaada.
Haddii aad rabto, waxaa jira Personalized Roadmap (Wado aan ku diyaariyey si khaas ah ) $9 ah, Xasuunow waa ikhtiyaar (Hadii aad qaatado iyo hadii kale koorsada waa 100% bilaash)
Roadmap-ku wuxuu kaliya kaa caawinayaa inaad koorsada FREE-ga ah si fiican uga faa’iidaysato: waxaa dhexdiisa ka heleysa
• 4 tallaabo oo aad raacdo si aad koorsada bilaashka ah sida ugu wacan uga faaideysato
• Tilmaan casharada koorsada ad diirada saareyso anoo u fiiriniya natiijada kaga so baxdey Tijaabada Naftaada.
• Laylisyo todobaadle ah oo ka caawinaya inaad casharad u badasho ficilo la taaban karo (Weekly challenges)
• Calaamadaha kuu sheegaya inaad horumar samaynayso
Koorsadu waa FREE. Roadmap-ku waa hagitaan dheeraad ah (oo Ikhtiyaar ah).
$9-ka u arag taageero aad igu caawinayso inaan sii wado samaynta koorsooyin FREE ah iyo dayactirka Website-ka koorsada.
Balanteenu waa marka hore naftaada faham. Kadib isku day inaad beddesho.
Link: www.salimomer.com/free
1 month ago | [YT] | 482
View 25 replies
Salim Omer
Don't Give up You will Reach your goals inshallah
2 months ago | [YT] | 18
View 1 reply
Salim Omer
Allah ha u fudeediyo Safarka quruxda badan -
Subscribe ta haka ilaawina
from Salim Omer u sheega inshallah
2 months ago | [YT] | 20
View 2 replies
Salim Omer
Ma ogsoontahay in Xiriir weyn ka dhaxeeyo dakhligaga (Dhaqaalaha) kuso galaya iyo qaab fikirkaaga? Muqaalkan waxan kugula wadaagaya sheeko igu dhacdey iyo qaabka ay afkarteydu iigu noqotey caqabad oo aan jeebkeyga ka dareemey, 😂😂
4 months ago | [YT] | 27
View 0 replies
Salim Omer
Ila wadaag waxa aad ka baratey Koorsada "Overcoming Insecurity" - Ka guuleyso amni darada
waxaad ila wadaagi karta mid ka mid ah arimahan -
1: Cashar cusub aad baratey
2: fikrad aad qabi jirtye oo iska ka badashey
3: cashar aad dabaqdey oo iskaga aragtey
4: sifo aad qorsheesey ineed noloshada ka saartid kadib marka fahantey dhibaatada ay kugu hayso
5: cashar aad ka baratey koorsada oo aad jeclaan lahayd in qof kasta fahmo.
falcelintada dhiiri galin ayey i noqoneysa
4 months ago | [YT] | 449
View 47 replies
Salim Omer
Koorso 100% Bilaash ah
Ciwaanka: Ka guuleyso amni xumada (Overcome Personal Insecurity)
Link: www.myhibo.com/@salimomer/offers/09806e36-28b7-4f7…
Fadlan ku biir Telegram group si aysan fusadah ku dhaafin: t.me/Salimomer2026
4 months ago | [YT] | 330
View 25 replies
Load more