SIHA HEALTH is a channel for community awareness, health education and promoting prevention of life threatening diseases.
We share with you important health information to boost your knowledge.

SIHA HEALTH waa kanaal soo gudbinaya wacyigelinta bulshada, korna u qaadaya aqoonta caafimaad ee bulshada, iyada oo bulshada lagu dhiirigelinayo ka hortaga cudurada halista ah.
Waxaan kula wadaagi doonaa xogo caafimaad oo muhiim ah iyo kuwo cusub oo kor u qaadaya aqoontaada caafimaad.