Kusoo dhawoow kanaalka Moha Ali Moha. Halkan waxaad ka heli doontaa wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, siyaasadda, amniga, dagaallada, iyo wararka caalamka ee khuseeya Soomaaliya. Fadlan subscribe saar, like dheh, lana wadaag muuqaalka si aad u hesho wararka cusub maalin kasta.


moha ali moha

Xoogag ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ee garabka Lafta Gareen ayaa si kulul uga hadlay duqeymo ay sheegeen inay diyaaradaha Turkigu ka fuliyeen deegaanno ku dhow Baydhabo.

Mas’uuliyiintan ayaa sheegay in duqeymahaasi ay geysteen waxyeello soo gaartay shacabka rayidka ah iyo xoolo-dhaqatada deegaanka, iyagoo ku tilmaamay dhacdada mid aan la aqbali karin.

Waxay sidoo kale ku eedeeyeen dowladda federaalka inay mas’uul ka tahay adeegsiga awooddaas, iyagoo sheegay in loo isticmaalay si waxyeello u gaarto shacabka ku nool deegaannada Koonfur Galbeed.

Dhankooda, waxay ugu baaqeen Dowladda Turkiga in aan diyaaradaha ay taageerto ama ay leedahay loo adeegsan hawlgallo sababi kara khasaaro soo gaara dadka rayidka ah, isla markaana ay tixgeliso badbaadada bulshada.

Mas’uuliyiintu waxay xuseen in loo baahan yahay in la ilaaliyo nolosha shacabka iyo hantidooda, ayna muhiim tahay in laga fogaado tallaabo kasta oo sii kordhin karta xaaladda amni ee deegaanka.

3 months ago | [YT] | 0

moha ali moha

Galmudug maanta waxay ka badbaadday burbur, waana tanaasulkii Qoor Qoor.

Garasho, caqli iyo tixgelin aan ku jirin:

1. Lafta Gareen
2. Axmed Madoobe
3. Siciid Cabdullaahi Deni
4. Ciro

Qoor Qoor wuxuu mudan yahay in lagu ammaano sida uu u badbaadiyey ummaddiisa iyo aaqiradiisa iyo mustaqbalkeeda siyaasadeed.

Waxaan kaloo hambalyo u dirayaa Madaxweynaha dhaarta u dhiman tahay, Liibaan Axmed Xasan.

Mas’uul lagu raaci karo, lehna:

1. Hoggaamin
2. Dabeecad
3. Aragti
4. Waayo-aragnimo

4 months ago | [YT] | 0

moha ali moha

Galmudug maanta waxay ka badbaadday burbur, waana tanaasulkii Qoor Qoor.

Garasho, caqli iyo tixgelin aan ku jirin:

1. Lafta Gareen
2. Axmed Madoobe
3. Siciid Cabdullaahi Deni
4. Ciro

Qoor Qoor wuxuu mudan yahay in lagu ammaano sida uu u badbaadiyey ummaddiisa iyo aaqiradiisa iyo mustaqbalkeeda siyaasadeed.

Waxaan kaloo hambalyo u dirayaa Madaxweynaha dhaarta u dhiman tahay, Liibaan Axmed Xasan.

Mas’uul lagu raaci karo, lehna:

1. Hoggaamin
2. Dabeecad
3. Aragti
4. Waayo-aragnimo

4 months ago | [YT] | 0