Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Muqdisho kaga wada hadlay waxa ay ku tilmaameen kala-guurka siyaasadeed ee dalka, sida lagu sheegay warar ay baahiyeen Shirdoon iyo Xisbiga Himilo Qaran. #Somalia
Madaxweynaha Somaliland ayaa soo jeediyay in Garoonka Berbera loogu magac-daro Donald Trump si loo kasbado taageeradiisa, sida uu ku sheegay wareysi ay la yeelatay Semafor, oo ah warbaahin Mareykan ah. #Somalia
Dawan TV
Waa maxay xalka khilaafaadka doorashooyinka? Sidee loo gaari karaa doorasho xor ah oo lagu wada qanacsan yahay? Maxaase laga filayaa dhallinyarada doonaysa inay siyaasadda dalka wax ka beddelaan?
Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud, wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya, ayaa marti ku ah barnaamijka Wakiil Bulsho Podcast, isaga oo ka hadlaya taariikhdiisa siyaasadeed, doorashooyinka dalka, muranka dastuurka, xaaladda Baarlamaanka iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya.
Wareysiga oo dhammaystiran ka daawo Dawan caawa, 9:00 Fiidnimo,Waqtiga Geeska Afrika.
#Somalia #WakiilBulsho
2 weeks ago | [YT] | 136
View 0 replies
Dawan TV
Diyaar ma tahay caawa 9:00 PM ? #Somalia
1 month ago | [YT] | 330
View 11 replies
Dawan TV
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Muqdisho kaga wada hadlay waxa ay ku tilmaameen kala-guurka siyaasadeed ee dalka, sida lagu sheegay warar ay baahiyeen Shirdoon iyo Xisbiga Himilo Qaran. #Somalia
1 month ago | [YT] | 95
View 3 replies
Dawan TV
Madaxweynaha Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Ingiriiska u jooga Soomaaliya, Amb. Charles King, Madaxa Horumarinta Chris Pycroft iyo Madaxa Xiriirka Siyaasadda Chris Barker.
Sida lagu sheegay war kasoo baxay Madaxtooyada Hirshabelle, kulanka ayaa looga hadlay sii wadista taageerada Dowladda Ingiriiska iyo fulinta mashaariicda horumarineed ee ka socda deegaanada Hirshabelle, gaar ahaan hirgelinta mashruuca weyn ee biyo-xireenka Sabuun (JOSP).
#Somalia
1 month ago | [YT] | 55
View 3 replies
Dawan TV
Madaxweynaha Somaliland ayaa soo jeediyay in Garoonka Berbera loogu magac-daro Donald Trump si loo kasbado taageeradiisa, sida uu ku sheegay wareysi ay la yeelatay Semafor, oo ah warbaahin Mareykan ah.
#Somalia
1 month ago | [YT] | 38
View 24 replies
Dawan TV
“Dadka reer Somaliland si joogto ah uguma aysan guuleysan inay sharaxaan sababta aqoonsigu muhiim u yahay.”
Joshua Meservey, oo ah khabiir ka tirsan Hudson Institute, ayaa hadalkan u sheegay i24NEWS, maalin kadib markii uu wareystay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro.
#Somalia
1 month ago | [YT] | 39
View 2 replies
Dawan TV
Politiko 360 | Maxaa laga sugayaa wada-hadallada dowladda iyo mucaaradka?
Barnaamijka toddobaadlaha ah ee Politiko 360 wuxuu falanqeynayaa halka uu marayo khilaafka siyaasadeed, waxa laga sugayo dhinacyada, iyo su’aasha muhiimka ah: Maxaa dhab ahaantii la sugayaa?
La soco Caawa (Talaado) 9:00 pm.
#Politiko360 #Somalia
1 month ago | [YT] | 85
View 1 reply
Dawan TV
Cimilada Magaalooyinka Soomaalida. #Somalia #Hargeysa #Jigjiga #Muqdisho #Gaarisa #Djibout.
1 month ago | [YT] | 25
View 0 replies
Dawan TV
Muran Jante ka bilowday kuna dhammaaday dil: Askari lagu xukumay dil toogasho.
Halkaan ka aqriso : shorturl.at/MpTXb
1 month ago | [YT] | 36
View 0 replies
Dawan TV
#Dagaalafeed: Waa maxay doodda u dhexeysa Madaxweynaha Somaliland iyo afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee KAAH? #Somalia
1 month ago | [YT] | 74
View 18 replies
Load more