Ku soo dhawow Dr. Abdimajid Wellness β Your Somali Health Hub! πΏ
Dr. Abdimajid Wellness waa kanaal caafimaad oo ku saleysan aqoon, cilmi-baaris dhab ah, iyo talooyin la isku halleyn karo.
Ujeedadeennu waa:
Inaan bulshada Soomaaliyeed ka caawino sidii ay u heli lahaayeen caafimaad guud, hurdada tayo leh, maareynta walbahaarka, iyo xoojinta maskaxda π§ π€π.
Waxaad ka heli doontaa:
π Talooyin evidence-based oo ku saabsan ka hortaga cudurrada waaweyn
π§ Hababka maareynta walbahaarka iyo hagaajinta caafimaadka maskaxda
π€ Sida loo helo hurdo tayo leh iyo kor u qaadida noloshaada caafimaad qabta
πββοΈ Practical tips oo fudud oo aad ku dhaqmi karto maalin kasta
Ku soo biir bulshada Dr. Abdimajid Wellness!
Subscribe hadda si aad u hesho talooyin caafimaad cusub todobaad kasta, oo kaa caawinaya inaad noloshaada iyo caafimaadkaaga kor u qaaddo π.