Ku Soo Dhawoow Caroog TV madal aad ka helayso warar, warbixino iyo barnaamijyo xiiso badan.


CAROOG TV

La Soco Qaybtii 2AAD Galabta Barnaamijka Bandhigga oo Qiso Kale oo Cajiib ah uu inooga sheekayn doono Fanaan Cabdi Curiye.

"Maxkamad ayay isla galeen waxaana Ay ku Kala Tageen In Arooskoodu uu ka dhaco Dalka Turkeyga" Qiso Dhab ah oo ku dhacday Fanaanka.

3 years ago | [YT] | 1,349

CAROOG TV

Meher Layaab leh oo ka duwan kuwa Hargeisa ka dhaca Cali seenyo Iyo Hotho Qalbi.

5 years ago | [YT] | 4

CAROOG TV

Meher Layaab leh oo ka duwan kuwa Hargeisa ka dhaca Cali seenyo Iyo Hotho Qalbi.

https://youtu.be/0R0IV0o8MGU

5 years ago | [YT] | 1

CAROOG TV

Kunkan Shilin waa Liindhanaan
Kun Kan kale waa Kamsaro caleen
Shantan Kun shiishiid ku keen
Caawa Cajiinka anaa kaa qasaa😆😆🤣🤣

Sharma boy waa Romantic Jimce wanaagsan.

Fadlan Subscribe noo Saar Channelka www.youtube.com/channel/UCMuW...

6 years ago | [YT] | 239

CAROOG TV

challenege Cusub

6 years ago | [YT] | 19

CAROOG TV

Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan waxa la Ogaysiinayaa Ardayda Ka Qalij beninaysa Jaamacadaha Dalka In Best-Beuty-salon And Decoration ay u samaysay qiimo dhimis dhan 30%.

-Qurxinta Hablaha Makeup.
-Marinta Xine qurux badan.
-Decoration Garaynta gaadhiga.
-Decoration garaynta xaflada debaal dega.

Ku Hel qiimo jaban Koofeerku waxa uu ku yaalaa badhtamaha suuqa Hargeisa gaara ahaana istaanka basaska cabaaye.

Nagala Soo Xidhiidh-
0634740801
0654740801.

6 years ago | [YT] | 73

CAROOG TV

"Wax Kasta Hadii Xadkii loogu Talo galay la dhaafiyo ama Tankiisii laga badiyo wax aanu ahayn ayuu noqdaa,Tusaale ahaan Hadii biibiile aad naqas ku buufiso ugu dambayn hadaad tankiisa dhaafiso wuu qarxayaa dadkuna waa sidaas Oo Kale"

qofna Haka dhigin wax aanu ahayn hadii kale "ankala anka"😆😅😂

6 years ago | [YT] | 101