Iftiin somali tv

Iftiin tv Waxaad Kahelaysaa Wararkii ugu Dambeeyay Geyiga Somaalida iyo Caalamka sidoo kale Waxaad Ka helaysaa Barnaamijyo Xiiso Leh Sida Diiniga Arimaha Bulshada Maaweelada Caruurta Fanka iyo Sugaanta..
Nagala Soo xidhiidh +25267 4593652

Ku Xidhnow Iftiin somali tv


Iftiin somali tv

Subscribe dhaha

4 days ago | [YT] | 0

Iftiin somali tv

Subscribe dhaha

1 week ago | [YT] | 0

Iftiin somali tv

Asaxaabta Ku Xidhan Warbaahinta Iftiin Inta Nagu Xidhan Facebook Page Dhamaantiin Waad Mahadsantihiin 400K Wax Yar Ayaa Ka Dhiman Nagu Tuura 400k 🙏

2 months ago | [YT] | 23

Iftiin somali tv

DEGDEG: Qabanqaabada wejiga koowaad ee waddada Lowyacaddo–Boorama ayaa saaka la bilaabay. Wejigan koowaad wuxuu dhererkiisu yahay 30 KM, Lowyacaddo ilaa Seylac.

2 months ago | [YT] | 24

Iftiin somali tv

DEGDEG:Eng Abdirahman Mulkiilaha Warbaahinta Iftiin tv Ayaa Hada Loo Taxabay Xadhig Gobolka Awdal Gaar Ahaan Boorama Wixii Kasoo Kordha Halkan Kala Soco.

2 months ago | [YT] | 58

Iftiin somali tv

Mulkiilayaasha Jasiiradaha Ceebaad Sulukhtiya Sacaadadiin Aw…. Jasiiradaa 4aad Magaceeda Soo dhamaystira Aw….
Eng Abdirahman@topfans 👍
Mulkiilayaasha Saylac Lughaya Boorama

5 months ago | [YT] | 49

Iftiin somali tv

Alxamdulilah Muddo 3 Maalmood kadib Waxaan Maanta Dib uhelay Xoriyadaydii Qofkasta oo Ka Damqaday Xadhigayga Waxaan Leeyahay Mahadsanid Sidoo Kale Waxaan umahadnaqayaa Caaqil Mustafe Abraar Suldaan Maxamuud Sheekhul Baladka Sh Cabdilaahi Sh Cali Jawhar iyo Maxamed cabdi Muumin.
Waxaan iloobayn Xaaskayga Nuura maxamed cabdiraxmaan oo Qayb Weyn ka Qaadatay Inaan Helo Xoriyadayda .
Sidoo kale Waxaan Aad ugu Mahadnaqayaa Warbaahinta Kala duwan ee qaybta Weyn Ka Qaatay Gaarsiinta Xadhigayga Bulshada
Allaha idin sharfo

6 months ago | [YT] | 79

Iftiin somali tv

Ninka Diida Sinaantaada Adna Diid Sarayntiisa Waan idin Salaamay Dhamaantiin Eng Abdirahman Biyo Sacabadaada lagaga Dhargaa

6 months ago | [YT] | 71

Iftiin somali tv

Ciid Mubarak Dhamaan umada Muslimiinta

7 months ago | [YT] | 129

Iftiin somali tv

Jabhada Ayshaca Kasoo duushay Yarkaayar Ayaa ku Baxay Daggaalkii Daraad Ka Dhacay Ceelgeel ee Degaanka Beeyo kulul ee dagmada lughaya ciidanka xaq u Dirirka Beelaha Gadabuursi Gaar ahaan Reer Siciid Heemiya 1aad Dhaawac Soo Gaadhay Ayuu Dhinntay Waxaana Lagu Aasay Karuure.

7 months ago | [YT] | 57