8 years as a Senior Software Engineer. Built software used by millions. Based in Oslo, Norway.Now I give you the skills no one gave me.Teaching the next Somali generation how to build with AICourses: bashi.academy/TikTok: @abdifatah.dev
Abdifatah Bashi
Facebook u guurey! Uncle ka Facebook loogu faaney. Ha la i caawiyo hadii kale isma sheegano. Wixi info ah iyo caawinad dheerad ah halkaas ku soo gudbin doona insha allah! Follow dheh maanta: www.facebook.com/share/1E5PCE1fMw/?mibextid=wwXIfrBtw malmahan dugsiga arin muhim ugu maqanahey. Dabka wax ii saaran π
1 week ago | [YT] | 278
View 11 replies
HIMMA QUIZ FINAL. 8PM Kismayo vs HargeisaAyan vs KhalidKaalinta 1aad: $100Kaalinta 2aad: $50Yaa taageereysa? Yaa guuleysan doono?Guriga Uncle Bashi noo balan ah. Jiinkada cagarka π€£Diyaar ii soo qor aan boos kuu qabto
3 weeks ago | [YT] | 124
View 17 replies
π΄ LIVE 8PM Caawa Himma Quiz Night π§ π₯Next round: Head to Head Game-ka waa easy:π― 4 suaal lagu weydiinaβ 3 ka mid ah waa inaa ka jawabta si aad u gudubtid next level.Soo qor diyaar hadaa imaneysid.
4 weeks ago | [YT] | 156
View 19 replies
π΄ LIVE 8PM Caawa. 2.october 2026Barnaamij aad u xiiso badan + Himma Quiz π§ π₯Xisada 1aad: 3 mawduuc muhim ahXisada 2aad: QuizGame-ka waa easy:π― 4 suaal lagu weydiinaβ 3 ka mid ah waa inaa ka jawabta si aad u gudubtid next level.Su'aalaha waa aqoon guud dhanka Tech iyo AI.Uma baahnid inaad developer tahey.Soo qor diyaar hadaa imaneysid π
1 month ago | [YT] | 88
View 16 replies
π΄ LIVE 9PM CaawaBarnaamij aad u xiiso badan: Himma Quiz Night π§ π₯Game-ka waa easy:π― 4 suaal lagu weydiinaβ 3 ka mid ah waa inaa ka jawabta si aad u gudubtid next level.Maybe caawa waxan ogaan doonaa, wiilasha iyo gabdhaha yaa ku fiican dhanka Tech? πSu'aalaha waa aqoon guud dhanka Tech iyo AI.Uma baahnid inaad developer tahey.Sidoo kale mawducyo kale meesha kama marna, laakin sir ayey ii tahey, hadhow arki doontaan. πSoo qor diyaar hadaa imaneysid.Sidoo kale hadii aad rabtid inaad ka qeyb gashid ii soo sheeg. π
1 month ago (edited) | [YT] | 137
View 18 replies
MARTIDA CAAWA BARNAMIJKA ARDAY EP. 2πWaxaa u sharxi doonaa waa maxey AI Engineer?Waa maxey farqiga u dhaxeeyo Software Eng iyo AI Eng?Sidee lagu noqon karaa?Ila soo dhaweeya Ruweyda. LIKE sidoo kale Welcome soo qor waa free π
1 month ago (edited) | [YT] | 265
View 14 replies
π΄ LIVE CAAWA 8PMProgramka π1οΈβ£ AI Engineer vs Software Engineer π2οΈβ£ Vibe Coding3οΈβ£ ChatGPT Image 2.54οΈβ£ Whimscal mindmap5οΈβ£ Q/A and Mentorship π€π LIKE & Soo qor βxaadirβ haddii aad rabto in Uncle ka safka hore kuu sii qabto π
1 month ago | [YT] | 227
View 32 replies
π΄ LIVE CAAWA 8PMProgramka π1οΈβ£ AI Roadmap π2οΈβ£ Best Notion template for Todos β 3οΈβ£ ChatGPT Secret Prompts π€«4οΈβ£ Tldraw βοΈ5οΈβ£ Q/A and Mentorship π€π Soo qor βdiyaarβ haddii aad rabto inaan safka hore kuu sii qabto π
2 months ago | [YT] | 176
View 36 replies
ποΈ MARTIDA BARNAAMIJKA ARDAY CAAWA π₯π₯π Plz ila soo dhawey!π Soo qor WELCOMEπ΄ Program-ka caawa yuu ku dhaafin!
2 months ago | [YT] | 283
View 26 replies
π΄ LIVE Caawa: 8PM EAT Barnaamij aad u xiiso badan oo ka kooban 3 qeybood π1οΈβ£ API πQeybtan ardey badan ayaa sugi laβyihin πAPI waa maxay? Sideese loogu dhisay programs-ka dunida ugu waaweyn?Waxa marti inoo ah mid ka mid ah ardeyda, oo si LIVE ah aan ugu bari doono API markii ugu horeysay.π― Xitaa tijaabo ayaan ka qaadi doonaa marka casharka dhammaado.2οΈβ£ Best Notion Template for Students πβ¨Haddii aad student tahay, Notion waa qasab inaad isticmaasho.Waxaan idin tusi doonaa template aan aaminsanahay inuu kaa caawin karo inaad noqoto:β Organizedβ Deadlines-ka la socotoβ Notes-kaaga hal meel ku maamushoβ Top Student π3οΈβ£ Purple Cow ππMidkan aniga ayaa si gaar ah u sugaya inaan idin kala hadlo.Purple Cow waa maxay?π€« Sir ayaan ka dhigeynaa ilaa LIVE-ka.Waxaan kuu balanqaadayaa inaad wax badan ka faaβiidi doonto.π₯ 3 Topics. Hal LIVE. Caawa 8PM.π Ii soo qor βDIYAARβ si aniga iyo martideyda boos kuugu sii qabanno.I canβt wait. See you tonight! β€οΈ
2 months ago | [YT] | 232
View 48 replies
Load more
Abdifatah Bashi
Facebook u guurey!
Uncle ka Facebook loogu faaney. Ha la i caawiyo hadii kale isma sheegano.
Wixi info ah iyo caawinad dheerad ah halkaas ku soo gudbin doona insha allah!
Follow dheh maanta: www.facebook.com/share/1E5PCE1fMw/?mibextid=wwXIfr
Btw malmahan dugsiga arin muhim ugu maqanahey. Dabka wax ii saaran π
1 week ago | [YT] | 278
View 11 replies
Abdifatah Bashi
HIMMA QUIZ FINAL. 8PM
Kismayo vs Hargeisa
Ayan vs Khalid
Kaalinta 1aad: $100
Kaalinta 2aad: $50
Yaa taageereysa? Yaa guuleysan doono?
Guriga Uncle Bashi noo balan ah. Jiinkada cagarka π€£
Diyaar ii soo qor aan boos kuu qabto
3 weeks ago | [YT] | 124
View 17 replies
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE 8PM Caawa
Himma Quiz Night π§ π₯
Next round: Head to Head
Game-ka waa easy:
π― 4 suaal lagu weydiina
β 3 ka mid ah waa inaa ka jawabta si aad u gudubtid next level.
Soo qor diyaar hadaa imaneysid.
4 weeks ago | [YT] | 156
View 19 replies
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE 8PM Caawa. 2.october 2026
Barnaamij aad u xiiso badan + Himma Quiz π§ π₯
Xisada 1aad: 3 mawduuc muhim ah
Xisada 2aad: Quiz
Game-ka waa easy:
π― 4 suaal lagu weydiina
β 3 ka mid ah waa inaa ka jawabta si aad u gudubtid next level.
Su'aalaha waa aqoon guud dhanka Tech iyo AI.
Uma baahnid inaad developer tahey.
Soo qor diyaar hadaa imaneysid π
1 month ago | [YT] | 88
View 16 replies
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE 9PM Caawa
Barnaamij aad u xiiso badan: Himma Quiz Night π§ π₯
Game-ka waa easy:
π― 4 suaal lagu weydiina
β 3 ka mid ah waa inaa ka jawabta si aad u gudubtid next level.
Maybe caawa waxan ogaan doonaa, wiilasha iyo gabdhaha yaa ku fiican dhanka Tech? π
Su'aalaha waa aqoon guud dhanka Tech iyo AI.
Uma baahnid inaad developer tahey.
Sidoo kale mawducyo kale meesha kama marna, laakin sir ayey ii tahey, hadhow arki doontaan. π
Soo qor diyaar hadaa imaneysid.
Sidoo kale hadii aad rabtid inaad ka qeyb gashid ii soo sheeg. π
1 month ago (edited) | [YT] | 137
View 18 replies
Abdifatah Bashi
MARTIDA CAAWA BARNAMIJKA ARDAY EP. 2
π
Waxaa u sharxi doonaa waa maxey AI Engineer?
Waa maxey farqiga u dhaxeeyo Software Eng iyo AI Eng?
Sidee lagu noqon karaa?
Ila soo dhaweeya Ruweyda. LIKE sidoo kale Welcome soo qor waa free π
1 month ago (edited) | [YT] | 265
View 14 replies
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE CAAWA 8PM
Programka π
1οΈβ£ AI Engineer vs Software Engineer π
2οΈβ£ Vibe Coding
3οΈβ£ ChatGPT Image 2.5
4οΈβ£ Whimscal mindmap
5οΈβ£ Q/A and Mentorship π€
π LIKE & Soo qor βxaadirβ haddii aad rabto in Uncle ka safka hore kuu sii qabto π
1 month ago | [YT] | 227
View 32 replies
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE CAAWA 8PM
Programka π
1οΈβ£ AI Roadmap π
2οΈβ£ Best Notion template for Todos β
3οΈβ£ ChatGPT Secret Prompts π€«
4οΈβ£ Tldraw βοΈ
5οΈβ£ Q/A and Mentorship π€
π Soo qor βdiyaarβ haddii aad rabto inaan safka hore kuu sii qabto π
2 months ago | [YT] | 176
View 36 replies
Abdifatah Bashi
ποΈ MARTIDA BARNAAMIJKA ARDAY CAAWA π₯π₯
π Plz ila soo dhawey!
π Soo qor WELCOME
π΄ Program-ka caawa yuu ku dhaafin!
2 months ago | [YT] | 283
View 26 replies
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE Caawa: 8PM EAT
Barnaamij aad u xiiso badan oo ka kooban 3 qeybood π
1οΈβ£ API π
Qeybtan ardey badan ayaa sugi laβyihin π
API waa maxay? Sideese loogu dhisay programs-ka dunida ugu waaweyn?
Waxa marti inoo ah mid ka mid ah ardeyda, oo si LIVE ah aan ugu bari doono API markii ugu horeysay.
π― Xitaa tijaabo ayaan ka qaadi doonaa marka casharka dhammaado.
2οΈβ£ Best Notion Template for Students πβ¨
Haddii aad student tahay, Notion waa qasab inaad isticmaasho.
Waxaan idin tusi doonaa template aan aaminsanahay inuu kaa caawin karo inaad noqoto:
β Organized
β Deadlines-ka la socoto
β Notes-kaaga hal meel ku maamusho
β Top Student π
3οΈβ£ Purple Cow ππ
Midkan aniga ayaa si gaar ah u sugaya inaan idin kala hadlo.
Purple Cow waa maxay?
π€« Sir ayaan ka dhigeynaa ilaa LIVE-ka.
Waxaan kuu balanqaadayaa inaad wax badan ka faaβiidi doonto.
π₯ 3 Topics. Hal LIVE. Caawa 8PM.
π Ii soo qor βDIYAARβ si aniga iyo martideyda boos kuugu sii qabanno.
I canβt wait. See you tonight! β€οΈ
2 months ago | [YT] | 232
View 48 replies
Load more