📌 Ku soo dhawaada Channel-ka Machad Al-Najaax
Channelkaan waxa uu idiin soo bandhigaa culuumta sharciga ah ee diinta Islaamka, sida:
Tafsiirka Qur’aanka Kariimka
Xadiiska Nabiga ﷺ
Fiqhiga iyo cilmiga shareecada
Akhlaaqda iyo tarbiyada Islaamka
Casharo iyo muxaadarooyin culimo qiimo leh
✅ Ujeedadeennu waa faafinta cilmiga saxda ah iyo kor u qaadista wacyiga diineed ee bulshada.
Ku biir si aad ula socoto casharrada iyo barnaamijyada diini ah ee joogtada ah.