Nejashi Podcast Official

Nejashi Podcast is where health meets life. Real conversations with doctors and real people about diseases, surgeries, myths, and life experiences, explained simply, honestly, and with humor.

On this channel, we talk to doctors, surgeons, and health professionals about illnesses, treatments, and surgeries.
We break medical topics into simple language, challenge common myths and fears, and share real-life patient experiences, the struggles, the healing, and the lessons.

Expect honest discussions, light moments, jokes with doctors, and conversations that connect health, beliefs, and everyday life.
Subscribe and be part of meaningful conversations that educate, inspire, and empower.


Nejashi Podcast Official

Mararka qaar, xanuunadu ma aha oo kaliya jirka… waxay taabtaan qalbiga iyo nolosha oo dhan.

End-stage glioblastoma… waa cudur adag, rajo yarna leh…
laakiin waxa ka sii culus waa marka uu ku dhaco qofka aad ugu jeceshahay nolosha.

Maanta, Daaci Mukhtar wuxuu nala wadaagayaa qiso dhab ah…
xanuunka hooyadiis, sabarka, iyo jacaylka aan dhammaan.

Qiso aan kaliya la maqlin… balse la dareemayo. 💔

DHAWAAN LA SOCO PODCAST-GAN OO DHAMAYTIRAN INSHA ALLAH

6 months ago | [YT] | 1

Nejashi Podcast Official

Dadku maxay udareemaan Gaas iyo Dibiro Inta lagu Jiro Bisha Ramadaanta?

Dhawaan waxaad YouTube-ka NejashiCaafimaad kala socon doontaa Xidhiidhka Gaaska iyo Soonka Bisha Barakaysan Ee Ramadan, Waxaan suaalo kuwaydiin doona Dhakhtar ku takhasusay Daawaynta Xanuunada, kudhaca Caloosha, Mindhicirada iyo Beerka, Dhakhtarku wuxuu sharaxaad kabixin doona
1. waa maxay Gaasku?
2. maxaa keena Gaaska?
3. Maxay tahay sababta dad badani udareemaan Gaas Fara badan inta ay sooman Yihiin?
4. Calaamadaha Halista ah ee gaasku lee yahay maxaa kamida
iyo suaalo iyo talabixino badan. markaa Nagu xidhnaw si aad wax badan uga faaidid

7 months ago | [YT] | 3