Fadlan subscribe to Faaduma Somalia Greens. Asalaamu caleykum Asxaabta ku soo dhawaada Somalia Greens waa channel cafimaad aad ku baraneysid habka loo kariyo cunto cafimaad iyo life-style change. Subscribe to this channel.
Instagram Somalia Greens
Tiktok SomGreens
Faaduma Somalia Greens
2 months ago | [YT] | 9
View 5 replies
Faaduma Somalia Greens
4 months ago | [YT] | 6
View 0 replies
Faaduma Somalia Greens
Asc Asxaabdeyda 🌙 Ramadaan Kariim.
8 months ago | [YT] | 5
View 0 replies
Faaduma Somalia Greens
Asc Asxaabteyda
Xusuus qurux badan oo xagaagii hore ah 🌿
Haro, geedo cagaaran iyo maalin farxad leh
Farxad ayay ii tahay inaan idinla wadaago
Sidee ayaad u jeceshihiin xagaaga? 🌞
10 months ago (edited) | [YT] | 3
View 0 replies
Faaduma Somalia Greens
Asalaamu calaykum dhammaan walaalayaal 💛
Ku soo dhowaada bulshada (Community) YouTube-kayga.
Halkan waa meel aan ku wada sheekaysan karno, ku wadaagi karno fikrado,
kana wada hadli karno daryeelka timaha, maqaarka, iyo is-daryeelka guud 🌿
Waxaad halkan igula wadaagi kartaan:
✨ su’aalihiina
✨ fikradaha aad rabtaan inaan ka hadlo
✨ baahiyaha aad qabtaan ee ku saabsan timaha iyo maqaarka
Meeshani waa meel ixtiraam, wadaagis iyo is-faham 🤍
Aan is baranno, aan is taageerno, oo aan wada socono insha’Allah ✨
Mahadsanidiin dhammaantiin 💐
10 months ago | [YT] | 1
View 2 replies
Faaduma Somalia Greens
📢 Maxaad rabtaa inaan ka hadlo channel-ka?
Doorashooyinka:
1️⃣ Daryeelka timaha iyo maqaarka dabiiciga ah
2️⃣ Caafimaad & fayo-qab (cunto caafimaad leh)
3️⃣ Nolol & horumarka shaqsiga ah (kalsoonida nafta, daryeelka maskaxda,)
4️⃣ Sida loo horumariyo nafta & loo guuleysto inkastoo caqabado jiraan
5️⃣ Sida loo bogsiiyo dhaawacyada iyo xanuunada la soo maray
👉 Comment-ka ku reeb lambarka (1, 2, 3, 4 ama 5)! 😊
1 year ago (edited) | [YT] | 2
View 1 reply
Faaduma Somalia Greens
Asalaamu caleykum Asxaabteyda qaaliga ah 😌 haleyga raali noqdo aad u mashquuley dhinaca YouTube wan soo laabana.🙏🏽
2 years ago | [YT] | 4
View 1 reply
Faaduma Somalia Greens
Ciid wanagsan 🥳🥳🥳 Asxaabta.
2 years ago | [YT] | 5
View 1 reply
Faaduma Somalia Greens
Claire Handbag - Burgundy Lizard.
2 years ago | [YT] | 1
View 0 replies
Faaduma Somalia Greens
The FERI Flawless lasting hydration, a healthy and youthful complexion.
2 years ago (edited) | [YT] | 2
View 2 replies
Load more