MAANTA
youtube.com/c/MAANTA

(igala sooxariir }
teammaanta@gmail.com
----------------------------------------------------------------------------
for copyright please send us
teammaanta@gmail.com

FACEBOOK PAGE
www.facebook.com/maanta0

www.instagram.com/maxamednabiil_
M A A N T A ©



MAANTA

Maalinta Ciida waa Malinta ay Cururtu helaan hadiyadaha ugu badan laakiin in aad Carurtaada ama Walalaahaa u iibiso HUB wax wanaagsan maahan hormarkoodana uma fiicna u iibi Gawaari Diyaarado iyo waxyaabaha lamidkaa iyaga ayaa anfacaya
Dadka ganacsiga u keensadana Hubka waxaa wanaagsan in ay fiiriiyaan mustaqbalka Carurta somaliyeed oo wax kawanaagsan ay u keenan kuwii aan garanna sidaa aan wax laga iibsan

5 years ago | [YT] | 1,090

MAANTA

Dhamaan asxaabta ramadaan mubaarak

5 years ago | [YT] | 955

MAANTA

Muhiim maahan waxa aad ahaan jirtay ee waxaa muhiima waxa aad hada tahay taas ayaana qiimo kuu yeelaysa duniduna kugu ixtiraamaysaa

5 years ago | [YT] | 422

MAANTA

Asc asxaabta igu xiran waxaa jira Dad yar oo Somali ah sida qofkan oo kale markii ay kula hadlayaan Diinta wax kaaga sheegaya lkn markii aad dib ufiiriso hadaladooda waa dad bulshada Somalidaa fikiro qaldan kudhax faafinaya
---------------------
commentiyada uu isoo qoray
---------------------------------

Ma garanayo waxa aad beenta ka fa'ideyao adiga oo nin wayn ah gaalada waa kuwa kaliya ee wax muhiim ah isa siiya dadka kalana siiya muslim waxba ma dhiibo xataa diinta ayaa qabta in gabadha hadii ay xanuunsato rerkeeda ay soo daweeyaan ka dibna ay ninka kuso celiyaan sida gaadhi xumaaday oo kale maxay tahay waxa aad ka sheekeyneyso xitaa dhaqanka somalida ma qabo qaabkaas foosha xun in loola dhaqmo qof kuu dhaxday marka jooji been abuurka
-------------------------------------
doqonimo dad isku gardaadiya soomaalaan ka arkay
------------------------------------
ilaahay ba wa nin dadka dila bilaa danbi marka ninkan ilah wu aha taariikhdiisana waxbadan badan ka shegin

5 years ago (edited) | [YT] | 627

MAANTA

Ciid wanaagsan Asxaabta meel walba oo aad joogtaan

6 years ago | [YT] | 3,145