Ahmed Creativity 85
mer

Ku soo dhawoow channel-kan, oo ah goob loogu talagalay barashada Teknoolojiyadda Casriga ah iyo Xirfadaha Dijitaalka ah.

Halkan waxaad ka baran doontaa:
• Sirdoonka Macmalka ah (AI)
• Digital Skills
• Barnaamijyada iyo Apps-ka cusub
• Naqshadeynta (Canva & CapCut)
• Suuq-geynta Dijitaalka ah
• Talooyin iyo tabaha Teknoolojiyadda

Hadafkeenna waa inaan aqoon casri ah kuugu soo gudbinno Af-Soomaali fudud oo tayo leh.

Subscribe samee si aadan u seegin casharrada iyo muuqaalada cusub.