Ku soo dhawoow channel-kan, oo ah goob loogu talagalay barashada Teknoolojiyadda Casriga ah iyo Xirfadaha Dijitaalka ah.
Halkan waxaad ka baran doontaa:
• Sirdoonka Macmalka ah (AI)
• Digital Skills
• Barnaamijyada iyo Apps-ka cusub
• Naqshadeynta (Canva & CapCut)
• Suuq-geynta Dijitaalka ah
• Talooyin iyo tabaha Teknoolojiyadda
Hadafkeenna waa inaan aqoon casri ah kuugu soo gudbinno Af-Soomaali fudud oo tayo leh.
Subscribe samee si aadan u seegin casharrada iyo muuqaalada cusub.
Ahmed Creativity 85
Brochure design 10/10
1 week ago | [YT] | 2
View 0 replies
Ahmed Creativity 85
Ma U baahantahay graphic designer
2 weeks ago | [YT] | 5
View 1 reply
Ahmed Creativity 85
Soo dhawaada Zaaxibayaal Waxaan Bilaabayna Course Graphic design aha Oo Bilaash Aha kuna Baxaya Online Hadaba Hadii aad xiiseyneyso inaad Barato Xirfadan Nagalasoo xidhiidh lanbarka hoose 👇👇
+251940106765
2 months ago | [YT] | 5
View 0 replies
Ahmed Creativity 85
Azxaabteyda subscribe ta nagu caawiya sxbyaal
2 months ago | [YT] | 4
View 0 replies
Ahmed Creativity 85
My design order me just now🙏
7 months ago | [YT] | 2
View 0 replies