Ku soo dhawoow Wacyi Post, oo ah madal loogu talagalay in lagu xoojiyo haweenka Soomaaliyeed si ay u gaaraan isku-filnaansho iyo kalsooni nafeed dhammaan dhinacyada kala duwan ee nolosha.
Waxa aan diiradda saarnaa waxbarashada gabdhaha, ganacsiga, caafimaadka, iyo wacyigelinta gabdhaha.
Waxaan soo bandhignaa sheekooyin dhiirigelin leh oo ku saabsan haweenka guuleystay, casharro wax ku ool ah, iyo talooyin ku saabsan sida loo horumariyo naftaada.
Fadlan ku soo biir safarkeenna oo subscribe saar kanaalka.
Mahadsanid