﴿ أَفَلَمْ يَسِيرُوا فِي الْأَرْضِ فَيَنظُرُوا ﴾ 🌏

Ku soo dhawoow Abubakir channel 🌍✈️

Waxaan halkan ku soo gudbin doona
Safar, qurux, iyo waayo-aragnimo cusub.
Channelkan waxaad ka daawan doontaa travel vlogs, meelo qarsoon, iyo dhaqan kala duwan.
Subscribe & like 🔔🔥
mahadsanidiin.


Abubakir Channel

🎥 CAAWA 6:30 FIIDNIMO

Waxaan idiin soo gudbinayaa muuqaal gaar ah oo aan ka soo diyaariyay Magaalada Raaso ❤️

Magaalo leh taariikh, culimo, masaajidyo iyo bulsho iskeed isu dhistay.

📍 RAASO
⏰ 6:30 PM

Ha seegin muuqaalka… Caawa Insha Allah. 🤍

1 month ago | [YT] | 12

Abubakir Channel

Luana

2 months ago | [YT] | 0

Abubakir Channel

Challenege

3 months ago | [YT] | 2

Abubakir Channel

Blows

3 months ago | [YT] | 2