﴿ أَفَلَمْ يَسِيرُوا فِي الْأَرْضِ فَيَنظُرُوا ﴾ 🌏

Ku soo dhawoow Abubakir channel 🌍✈️

Waxaan halkan ku soo gudbin doona
Safar, qurux, iyo waayo-aragnimo cusub.
Channelkan waxaad ka daawan doontaa travel vlogs, meelo qarsoon, iyo dhaqan kala duwan.
Subscribe & like 🔔🔥
mahadsanidiin.