Abdiwasac CyberLab


Ku soo dhowaada Abdiwasac CyberLab.

Channel-kan wuxuu diiradda saaraa Cybersecurity, Ethical Hacking, Penetration Testing, Digital Forensics, Network Security, Linux, Kali Linux, Nmap, Metasploit, Web Security, Mobile Security, iyo casharro farsamo oo Af-Soomaali ah.

Ujeeddadeennu waa in aan kor u qaadno aqoonta amniga internetka ee bulshada Soomaaliyeed iyadoo la bixinayo casharro iyo tababaro wax ku ool ah.

Subscribe saar si aad ula socoto casharrada cusub.