Ogaal Bulsho waa madal u heellan inay bulshada Soomaaliyeed la wadaagto muxaadarooyin iyo duruus Islaami ah oo sugan, Oo aan kasoo xulnay dhamaan culimada soomaliyeed waxaan soo gudbinaa nuxurka muxaadarada ama qisada cod ahaan ama dhageysi!

Ujeeddadeennu waa inaan faafino kheryrka iyo ka shaqeyna kobcinta garadka bulshada somaliyeed

๐ŸŽฅ Halkan waxaad maalin kasta ka heli doontaa:

๐Ÿ’  Muxaadarooyin iyo qisooyin qalbiga taabanaya
๐Ÿ’  Taariikhda Islaamka iyo axaadiis sugan
๐Ÿ’  Tafsiirka Qurโ€™aanka Kariimka ah
๐Ÿ’  Talooyin, wacyigelin iyo dhiirrigelin
๐Ÿ’  Siirada iyo Sunnada Nabigeenna ๏ทบ
๐Ÿ’  digri ducooyin iyo adkaar๐ŸŽ™๏ธ

๐Ÿ”” Ka qeyb qaado hormarinta chanalkaan ugu yaraan hal qof garsii linkiga Ogaalbulsho, Si wadajir ah, waxaan u gaarsiin karnaa fariin wanaagsan bulshada inteeda kale