Ogaal Bulsho waa madal u heellan inay bulshada Soomaaliyeed la wadaagto muxaadarooyin iyo duruus Islaami ah oo sugan, Oo aan kasoo xulnay dhamaan culimada soomaliyeed waxaan soo gudbinaa nuxurka muxaadarada ama qisada cod ahaan ama dhageysi!

Ujeeddadeennu waa inaan faafino kheryrka iyo ka shaqeyna kobcinta garadka bulshada somaliyeed

🎥 Halkan waxaad maalin kasta ka heli doontaa:

💠 Muxaadarooyin iyo qisooyin qalbiga taabanaya
💠 Taariikhda Islaamka iyo axaadiis sugan
💠 Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah
💠 Talooyin, wacyigelin iyo dhiirrigelin
💠 Siirada iyo Sunnada Nabigeenna ﷺ
💠 digri ducooyin iyo adkaar🎙️

🔔 Ka qeyb qaado hormarinta chanalkaan ugu yaraan hal qof garsii linkiga Ogaalbulsho, Si wadajir ah, waxaan u gaarsiin karnaa fariin wanaagsan bulshada inteeda kale


57:11

Shared 2 weeks ago

900 views