Ogaal Bulsho waa madal u heellan inay bulshada Soomaaliyeed la wadaagto muxaadarooyin iyo duruus Islaami ah oo sugan, Oo aan kasoo xulnay dhamaan culimada soomaliyeed waxaan soo gudbinaa nuxurka muxaadarada ama qisada cod ahaan ama dhageysi!
Ujeeddadeennu waa inaan faafino kheryrka iyo ka shaqeyna kobcinta garadka bulshada somaliyeed
🎥 Halkan waxaad maalin kasta ka heli doontaa:
💠 Muxaadarooyin iyo qisooyin qalbiga taabanaya
💠 Taariikhda Islaamka iyo axaadiis sugan
💠 Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah
💠 Talooyin, wacyigelin iyo dhiirrigelin
💠 Siirada iyo Sunnada Nabigeenna ﷺ
💠 digri ducooyin iyo adkaar🎙️
🔔 Ka qeyb qaado hormarinta chanalkaan ugu yaraan hal qof garsii linkiga Ogaalbulsho, Si wadajir ah, waxaan u gaarsiin karnaa fariin wanaagsan bulshada inteeda kale
OGAAL BULSHO
Sheikh Dirir & Sheikh Saciid raage...
7 hours ago | [YT] | 209
View 2 replies
OGAAL BULSHO
"Hadad cidkale god dalooladeeda aad tiriso dantaada waqti aad ku xalisaad waayi dontaa!
Ustad Muxyadin
1 day ago | [YT] | 801
View 3 replies
OGAAL BULSHO
Aan u duceyno Sheekhena!
Waxaa uu yidhi: Hadalkeyga waxyaroo culeysaa ka muuqda cilad yaroo wadnaha ah ayaa soo baxday caawa waxaan meesha u imid inaad I duceysaaan oo Alle iga maaran siiyo gacan Bani aadam Alle shifaa I siiyo intaas ayaan idiinka codsanayaa!
Sheekh maxamed ismaaciil
3 days ago (edited) | [YT] | 2,547
View 176 replies
OGAAL BULSHO
Waxaan dhalinyarada kula dardaaramayaa meel sare hiigsada💪!
Sheikh Saciid Raage💬
4 days ago | [YT] | 1,733
View 4 replies
OGAAL BULSHO
Imisa aayadood ayuu ka kooban yahay quraanka
6 days ago | [YT] | 1,726
View 54 replies
OGAAL BULSHO
imisa Juz ayuu ka kooban yahay quraanka?
1 week ago | [YT] | 1,811
View 44 replies
OGAAL BULSHO
Guriga ama hoyga kan ugu liita ee Alle quraanka ku sheegay?
1 week ago | [YT] | 1,425
View 33 replies
OGAAL BULSHO
Waxa ugu qaalisan ee qof Bani aadam ah uu helo waa ubad!
Sheikh Mustafe 🗣
1 week ago | [YT] | 2,896
View 14 replies
OGAAL BULSHO
Aqligu marka uu dhameestirmo hadalkaa yaraada, qofka marka uu Aqli badneyn ayuu wax walba ku hadlaa!
Sheikh Mustafe 🗣
2 weeks ago (edited) | [YT] | 2,849
View 15 replies
OGAAL BULSHO
Suuradda lagu xusay aayadda ugu rajada badan quraanka kariimka?
2 weeks ago | [YT] | 1,751
View 22 replies
Load more